VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hinaaso - Lyrics

halis adiga oon galin hamuun iyo dhibtoon maan habeen qudha aadan arag siraasan halaaga waligaa hog walaal ruuxii qoda isaga hodmoo ogow hinaauhu yuu ku hodin hadaamo tuu kaala dhicin anigoo kuu heelanbaa adigu meel kale uheelaneyd wakhtigu iihiiliyoo hagaag horey iidulow haasaawe anigoon galin hablaha midood aan baran habeen qudha aanan arag siraasan halaaga waligaa hagardaamo ruuxii qoda isagaa ku hodmee ogow hinaasuhu yuu kuhodin hadaamo yuu kaala dhicin anigoo kuuheelanbaad adiguu meel kale uheelaneyd wakhtigu ii hiiliyoo hagaag horey iidulow
Queue is empty
-- / --