VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iftin - Lyrics

marwadan dumar ugu jeclahay miduu illaahay isiiyay haheey miirkiyo aqoonta iftiineey maankaad dawaysa maamuus iyo maamulka reerka hanaankiyo hadalka macan ilmahay ku ababisayoo midaan lagu gaadhinbaad tehe adaa iimaansaalaxa mawle ku siiyee meherkeeniiban kuu mahad naqaa marwadaydiiyeey magacaa ha jiro marwadaan ka milkiyay haween midu illaahay isiiyay miqaam iyo muuq sare aduu eebahay ku siiyay macaan sida malab shini haween mida ugu mudnayd inaad tahay miski u dhalay miyaan kaa maarmayaa
Queue is empty
-- / --