VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaleeco - Lyrics

ALLAHAYOW jaleecada jimicsiga talaabada waa mid lagu jeclaadee yartu joogsi wacanaa sida jaawa geeloo jajabood caleemiyo jiri ubadka loo dhigay oo jeel ku raagtoo waxay jamato waydee iga garo jujuubada sidaan kuugu jiidh go'ay ALLAHAYOW jamaalkiyo jaaheega wacaniyo qalbigayga jantoo cishqibaa i jiitee
Queue is empty
-- / --