A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Sacdiyo Lyrics

sacdiyo simaneey walaaleey
yaa kula saftoo
dalkan daawado
sool iyo sanaag
sacabo kaaga tumo
aniguba nasiibkey
waxaaa iga nasiib roon
mid kaad soor wadaagtan
ubad wada sugaysaane
hanaankeeda socodiyo
asluubteeda wacan bay
naftu ay la salashaa
hurdo seexo diidaaye
sacdiyo seegey walaley
yaakula saftoo
qurbo kaadaawado
laas qoray badhan
aroos kuugu dhiga
qaadir midkuu kusiiyey
hoy wada asteyseen
risiq aad wadaagtaan
ducan idinku wada
aniguba sidan ahay
dumar waan isdeyno
qalbigaa kusugayee
maankaa kuu siloone

Queue is empty
-- / --