VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaqdhoor - Lyrics

jacayl aan xumaanayn xushmadloo aan liicayn xadhkana aan duminayn ku xaqdhawra abid baa kuu haya xabiibi dahab iyo xariiriyo hanti xoolo oo idil xakim wuxuu I siiyana xaq baad iila lleedahay xubin qaaliyaa tahay xubiyeey naftaydaay xayaatadi aduunkaay xasuus aan gudhayneey xiska waxaad ku haysaa ilaa aan xabaal galo xagjirkaagiba noqoneey laab xaadhanoo xanaf aan lahaynoo kalgacayl xanaano leh aan xiiso dhicinbaan xubi kuu hayaayo xeeldheere waxaan ahay xadhiga u dhexeeyee xafidaaya reerkee oo xigsiimadaada ku xisaabtan waligaa xubiyeey naftaydaay xayaatadi aduunkaay xasuus aan gudhayneey xiska waxaad ku haysaa ilaa aan xabaal galo xagjirkaagiba noqoneey
Queue is empty
-- / --