VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Goormaan ku helayaa - Lyrics

nin jacayl haleelo isagoo qalbiga dagay oo uga xasuusiyo sawirada habeenkii la horkeenayaane cakuhaadka dooliyo heehaba samadiyo oo qaadanban tiyo hadafkiyo xogtaydiyo hibo waxa tidhaahda adna ha igu daadin hababoo naftaydoo helistaada mooye hami kale ma yeeshe hawraar i deeqdiyo haye i jawaabo hiilkii jacaylka ii noqo nin jacayl heloo heehaabay hawadoo cadan kaaga dooney haasawihii tegey u haraaday awgaa cakuhaadka dooliyo hadalkayga hoo qaad waa hawl jacaylkuye ma ii hiilinaysaa goorman ku helaya adna ha igu daadin hababoo naftaydoo helistaada mooye hami kale ma yeeshe hawraar i deeqdiyo haye i jawaabo hiilkii jacaylka ii noqo
Queue is empty
-- / --