VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Meeday noloshaydii meeday - Lyrics

meeday nolosheeday meeday muxubaan uqaadeee meeday miyirkaa raacee meeday maalin iyo leyl ladi waaye naftaa ku mashquushee maarmi waayee hadhsaN WAAYEE gobolada dhan umeeroo mudugiyo ilaa togdheeroo saaxil iyo ilaa maroodi jeex sool iyo sanaag soo marayoo muqdishiyo ilaa jabuutaan muuqeega ka doonee meweday aayahaygii meeday muxubay iga lisee mneeday miyirkaa raacee meeday meelkastooo ay kunoioshay ilaa aan maruun tago hadhsan maaayee nasan maayee gobolada dhan ku meeroo mudugiyo ilaa togdheeroo saaxil iyo ilaa maroodi jeex sool iyo sanaag soo marayoo muqdishiyo ilaa jabuutaan
Queue is empty
-- / --