VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suusan - Lyrics

samadiyo carshiga sare uunka sadki layga qorayee dumarka sawjad laya dhigayee baby sikin kii qudha waxad igu sameyso sahan kale mayeeshee suusan waankuu samrayee suusan sida sagalka roobkoo dhibaca cawdiyo saraar dhigi suusan ramaskuna sinaha kuu gaadhin sidii loogu xidho suusan sadri kugu farxaye suusan saacadu way badan tahee hedhe miyaan daqiiqad ilbidhiqsi sinaba kaaga maarmaya suusan sidaaan ku maqnaan karaa suusan
Queue is empty
-- / --