midaan daacad u noqdoo iyaduna
i dilaysoo dawbtaan idhaahdaba
ii diir naxaynoo nacab igu diraayaa

dalka wax kugula nool hablo dahab
la moodoo daa uus sidiisaa dayaxa
iftiiman ka doortay kaligaa

ina lakala dalaan dal doqoniimo
weeye waxaan isla dul joognaaye

midan dagan moodo dabayl
caafimadiyo dawadaydii moodaa
ilayn dacar qadhaadh iyo dibaaqay
isiisey

Exit mobile version