Heesta Dhalinyaro - Lyrics
dhirtiibaa ash haadato dhulkiina wuu dhawaaqayaa
dhasheenii way dhamaataye miyaan laga dhiidhiiyayn
dharaartii timaadaba dhawrbaa dhimanayee
dhadhaar lagu sii wadaa moiyay taasi dhaawac idin ahayn
dhalinyaro hadaan nahay dhagartaa kuwii noo dhigay
dhabanka kii noo salaaxay walee dhayal kuma ilowne
dhabarka miino loogu xidho dhabtii dhaqan umaan lahayn
dhibaatada na haysiyo dhaqaalo xumaa u gaysay