faadumooy jaceylkani
waa fiid baxaayoo
fidfidaaya feeraha
sida ruux la falaytbaa
fiidkii habeenimo
kaligey fakhaayaa
waakan igu fogaadee
oofiyoo mideydii
kama foga agtaadee
waanagoo furaashiyo
farxad aan wadaagnee
maryana xambaartoo
hanad daadaheysaa
faadumoy jaceylkani
waa mid iga fac weynoo
faalo dheer ubaahane
