kuligood haybadiyo
kala hood wacan
iskumay dhanaayee
hargeysaay aduunbaa
dadka ugu horeeyoo
waa lagu hiigsanaayaa
hal abuur dhamaantii
heesaaaga oo idil
adaa hooya hargeysa
abwaan hargeysaay
hawraar amaaniyo
heesaha kuu tirin
hana qaadin lama arag

Exit mobile version