Heesta Jawi - Lyrics
waxa jawi waxbarasho leh
wada joognay waayhan
waxa jeesa iyo qalin
jaahil ciil dartii waday
inkastoon la jaar aha
inta jalaqsan dumarkaba
manigaa malatn jirya
kifaax inaad i jeceshay
ma tiraahdid waan jabay
jacayl adiga awgaa
ma tiraahdid jeel hore
adaan kugu jibaysnahay
waxaan subax jarmaadaba
jaqafsiga ku iman jiray
waxaan jaanta soo dhigay
meel joogto galabtii
inkastoo jaleecada
dumar jaarka aad tahay
mana jeelka kugu dhacay
jirkaaga uun ka garan kara