Haween tii mudnaydee Muxibada kalgacalkiyo Maankaygu raacaay
Maalmahan warkaagiyo Muuqaagii mahayee Ku mee ku mee ku mee Kaama maarmee ku mee
Marwadii haweenkee Miyiriyo aqoontiyo Maamuus u dhalataay