Heesta Ma ogtahay macaaney - Lyrics
boga iyo aqoon iyo
midab wada dhalaaliyo
maagiyo dagaal
ay dumar ku dhaafto
Markaan ku miliilico
midab dahab Lamoodkaay
mabsuuda naftayduye
Maalmahan warkeediyo
muuqeedi Waayee
allow meel ii dhaw loo
allow ma i hilmaami
Ma ogtahay macaney
muuqaaga wacaniyo
Miirkiyo xishoodka
mankayga deeqe
Mahadhada jacaylkiyo
mahiiganka roobka
Meel banaan igu helay