VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maalintaad baxaysee - Lyrics

maalintaad baxaysee magaalada ka dhooftaan muxubo kuu jaleecoo mirkan lahaa iyo maankii kuraacee intaad igala maqan tahay maseexdo habenkii waan soo mirka cayaa meel aan dhaweynbaad iiga muuqaneysaaa kalinimadey aaminaysaa marwadaan jeclaayee kala maarmi maynee maruun hawo kusoo noqo
Queue is empty
-- / --