VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi - Lyrics

qaalidii haweenkee qurux loo dhameeyaay qayrkeed u rooneey ubax qaaya badaniyo midab qaarba noocyahay dhacalada is qariyaan sharaf lagu qorsheeyaa qalbigayga surantohoo quluubtaa ku tabaysoo waan kugu qarwaayaa nadiir hooyadiisaay naftii aad qancisaa kuu qashuucsan tufaaxeey kaa quusan karaynee jacayl wuxuu tis qaadaa ama qiima leeyahay marka laba qadariyaan isla qabtaan hareera
Queue is empty
-- / --