VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tufaax - Lyrics

aduunyada aadmigaa nool adaan kaala soo baxooo ifka kuu jeclohoo kali kaa ishaartoo kugu oomanahee afka kugu hadaaqoo indhahaa kaliga ilin joojin waayee nuurkii indhaha ileyskii qalbiga tufaax adiga weeyee aniguna la aantaa ladi waayey jiifkoo aroor iyo habeen ba \adaan kugu fikiraa ifka intaan kunoolahay ogow adiga mooyee ruux kale aqoon lama yeelanooo nafta ku aamintee afku hadalka soo jiid joojin waa amaantee indhuhu kaama jeestaan ayaan taan ku arkay ayaa layga raacey aniguna la aantaa ladi waayey jiifkoo aroor iyo habeenbaa adaan kugu fikirayaa
Queue is empty
-- / --