Heesta Yaa somaaliya - Lyrics
hadaan saar tuman lahaa
hadaan saara ukici lahaa
hablaha soo saari lahaa
islaamaha seexin lahaa
haloo biiga ila socon
oo aan sacab lay tumin
yaa soomaaliyaa
hadaan saro uqaadi lahaaa
suuaan murti leh
kuu soo saari lahaa
heesaha soo saari lahaa
lubiga kuu sifeyn laaa
hadhow baygaa idinlasocon
oo aan sacab laytumin
yaaa soomaaliyaa