yartii aan jeclaayee
uurkee tii uroonayd
eedaab wacan
asluub badan
alle kusii yaayee
ubad khayr qabo
ayaan tiin labaa
alle ka tuugaayee
ilaah ka tuugaaye
ayaan taynu kulanaa
jaceyl igu abuurtoo

yartii aan jeclaayee
uurkee tii uroonayd
eedaab wacan
asluub badan
alle kusii yaayee
ubad khayr qabo
ayaan tiin labaa
alle ka tuugaayee
ilaah ka tuugaaye
ayaan taynu kulanaa
jaceyl igu abuurtoo