Filsaneey jacaylkeenii
Fudeydbaan u haystee
Soo kan fiiro dheer iyo
Soo kici soo kiciyo foodaa

Malaha waad fayaw iyo
Fikir wuu ka dheeryee
Filsaneey aaaa
Filsaneey xagaagii
Filsaneey aaaa
Filsaneey xagaagii

Yuu faraqa iigu xidhan
Anigoon ka fiirsane
Kaalay faalkii caashaqa
U rogo caawa fiidkii
Kaalay faalkii caashaqa
U rogo caawa fiidkii

Filsaneey jacaylkeenii
Fudeydbaan u haystee
Sawkan fiidkii ila baxay
Ubax furdaami
Ubax furdaami igu yidhi

Maxa ruux la falayba
Isla faqa habeenkii
Oo kali oo kali fariistey
Oo kali oo kali fariistey

Yuu faraqa iigu xidhan
Anigoon ka fiirsane
Kaalay faalkii caashaqa
U rogo caawa fiidkii
Kaalay faalkii caashaqa
U rogo caawa fiidkii

Exit mobile version