VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gardaro - Lyrics

Garashadiyo garaad Kii wacnaa gogol Dhigiyo sheekada Gardadiskiyo hasawihii Hadaad garsho ledahay Haad maad garan wacad Kii gaarka igamaad lurten Gocoshiyo xanuun iyo God gudcur igamad Tagteen Guurkaad ugogol xaaran Go'aankiisa aad gaadhay Qoyskaaguna kugu gar- Daadsheen Gooni baxay aniguye Gartaydiyo waxan goc- Anayaa guulaan garg- Aar iyo garab aan ka Sugayaa Gabar yahay adiguna Guri barwaaqo iyo guul Ana gafkii la iigeestay Laygu ganay sidii gam- Uun Adiguna garaad laay Garan maayo aniguye Go'aanka aad xiratiyo Gabal gabal gogosha Aad dhigatee Guurkaad ugogol xaaran Go'aankiisa aad gaadhay Qoyskaaguna kugu gar- Daadsheen Gooni baxay aniguye Gartaydiyo waxan goc- Anayaa guulaan garg- Aar iyo garab aan ka Sugayaa
Queue is empty
-- / --