Heesta Jaceykan gu iyo deyr - Lyrics
jacaylkan gu' iyo dayr
gardaadinaayay abide
haduu godlan waayo
maalmahanba sii gudhay
gor waliba naftaydaay
ciilkiyo guhaadkiyo
gocoshadu ma fiicnee
ha la gubo wixii tagay
haduu gaabshay nasiibkii
calafkuna nakala galeeyay
qadar guule weeyee
gardariyo xumaatiyo
godob ha u malayn
gaaridee haweenkaay
gabi dumar ka eegtiyo
haduu geesigii ku dhaliyo
gacalo hooyadaa
gogol kugu baxsheeno
waxa ana ila gudboona
nafsi igamaad galine
guryo samo ku waar