Khadradii wacneeday
Wanaagii naftaydaay
X2

Tii ila wadaagtay
Noloshee waxba
Iga hagraninee x2

Wacad waxan ku
Marayaa wad ilaa
Uu iga dilo inaan
Ku wanaajiyoo wad-
No jacayl kugu waa-
Siciyee x2

Calaf keenii wiiqdaye
Waa qadar allee waxid
Keenaan ka baryee
Jacayl waara aan
Wada wadaagnee
X2

Khadradii wacneeday
Wiilasheena badisaay
X2

Oo koriin kood wanaa-
Jisaay waxna kala ma-
Suuginee x2

Wacad waxan ku
Marayaa wad ilaa
Uu iga dilo inaan
Ku wanaajiyoo wad-
No jacayl kugu waa-
Siciyee x2

Calaf keenii wiiqdaye
Waa qadar allee waxid
Keenaan ka baryee
Jacayl waara aan
Wada wadaagnee
X2

Exit mobile version