VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muna - Lyrics

Munaay maankaad ku taalaa Mid kuu dhiganta Dhaayahaygu may arage Hooy mid ku dhiganta Dhaayahaygu may arage 2× Sida hasha maandeeq Mug weyn cali la joogtaa Meesha aad ku nooshahay Ilaa iiga muuqanayaa Meesha aad ku nooshahay Ilaa iiga muuqanayaa Waxaad tahay Mid aan ka maarminee Iigu mudan qiso iyo muxibe Iigu mudan qiso iyo muxibe 2× Munaay muraadkeena kii reeb Maskaxdaad ku taaloo Waan kugu maqsuudaa Maskaxdaad ku taaloo Waan kugu maqsuudaa 2× Sida hasha maandeeq Mug weyn cali la joogtaa Meesha aad ku nooshahay Ilaa iiga muuqanayaa Meesha aad ku nooshahay Ilaa iiga muuqanayaa Waxaad tahay Mid aan ka maarminee Iigu mudan qiso iyo muxibe Iigu mudan qiso iyo muxibe 2×
Queue is empty
-- / --