Heesta Roda - Lyrics
Roob iida'aad tahay
Raxmadiisa dogsaday
Reen reenta reerkiyo
Midaan rafaadiyo rajo
Xumo lahaynee abid
Rabi kugu manaysto
Nafta rasmigiisaay
Rasmi baad tahoo
Nafta adaa uroon
Runtaan kugu jeclee
Hoy raax laho loriyaqo
Raaliyo ayaad tahay
Naftu uriyaaqdoo
Laabta raaligalisayo
Labada isku raxesato
Raxmad kala helaa
Nahay
Rasmi baad tahoo
Nafta adaa uroon
Runtaan kugu jeclee
Hoy raax laho loriyaqo