VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax - Lyrics

ubax barshadeenii habeenkii arbacada afariyo tobankii octobar ahayde aragtidaada wacaniyo edebtiyo xishoodka indhayga jiitee jacayl igu abuuroo unugyada jidhkaygiyo oogadayda baahee arin aan qarsanaayay afka soo xaday weeyee ehelkiyo azxaabtiyo idiilkood ay ogaadeen inaan adi kuu ildaranahay ubax aqoontiyo garashadiyo asluubta asaagaa ku dhaaftee inantaan eeganayaay anfaciyo ugbaadeey eray samaantadiyo odhaahdaa i deeqdee jacayl igu abuuroo unugyada jidhkaygiyo oogadayda baahee
Queue is empty
-- / --