VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasab - Lyrics

inan yahay waxaa tahay naftu tay u muhatee nuuriyo iftiinkii aan naawilaayaa nasab baad ka dhalato intaad dunida nooshay naag kalena la hadalkeed niyadayda maan galin yuuna kuu waramin nacab yuuna been ku nuugsiin naxli iyo dhib ka dhawr ha u nuglaanin waligaa nasrigii alla keenaay nafaqadii jidhkaygaay aniga nooloshaydiyeey naq iyo roob ii da,aay neecaw udgoneey ubax niil ku yaalaay nasi oo jacaylkeena naaxi oo xanaanee yuuna kuu waramin nacab yuuna been ku nuugsiin naxli iyo dhib ka dhawr ha u nuglaanin waligaa
Queue is empty
-- / --