VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaliya – Rayaan - Lyrics

raxxmad iyo roob da,aay ramaas iyo rucub janooy rajada noloshayda taan rafiiq kali uga dhigay raki iyo rafan raaf dhibiyo rafaad kuuma quudha oo inaan raas wada dagnaan waliba reer wada dhisnaan gacalo u riyaaqayaa hayeeshee raaliya run iyo ugu roob ugee sidaan ku rabo anigu warayso xogtayda oo rayaaneey ii ogoow midii ruuxiyo qalbiga kalgacal ku rabaysaye intuu raadiyay qalbigu dookhayguna raacayeey raaxada waa wada jirkee ra,yiga aan kuu huriyo adoon igu riiqin talo sidii raasamaal u wacan inagoo u raacnaa haboon hayeeshee raaliya run iyo ugu roob ugee sidaan ku rabo anigu warayso xogtayda oo rayaaneey ii ogoow
Queue is empty
-- / --