VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geeniyey - Lyrics

daniyee jacaylkeena waa guulaystayee xarigii gudnaana waa soo goostayee godkaa soo galayee kuu gacan galayee guurkaa hadii doorkiis la gaaray guri aabad galaysid ani lee iila galee geedigii horaad waa soo gudbayee gunaha soo diyee gurigii sii gogolee
Queue is empty
-- / --