VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shankaroon - Lyrics

shacni qurux la sheegoo sida shinbirka daa uus la sheeg sheego bilicdooy shankaroon adigaa shan farood lagu sheegaaye xidigtii shahuuraa shamsadii arooryaa bishoo shan dhaladoo shansana ayaad tehee shafeecadii naftaydaay jacaylkeenii shaac baxay hadaad shamacii u shiday u shubay ana shini malabke sida wabi shabeeloo beeraha waraabshoo badihiisuna shinbiyuhu ay ku soo shiraanaa shabahaasaa leedahayee
Queue is empty
-- / --