VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aadan iyo Xaawo - Lyrics

Aramidaa jaceylkiyoo In lugeylkaa kalinimo Aadan iyo xaawaa  U adkeysan waayee Anna xaaja ugubiyo Asaraar makeeninee Ishqigaad abuurtoo Araktidaa ka beermaa La itaaldaree Anbaaa haaaa Kuguma eegteen Eedaadka caashaqa Haaddaad ii ildarantee Haaddaad ii ildarantee Amraneey wax ila qabo Arinteyda maaree Gacal kala irdoobiyoo Indha caashaq daashaday Midna uur ku taaliyoo Ilmo kama dhamaatee Anna ubax lamoodyeey Naftu olal madeysoo Ililaha wadnaha iyo Agagaarka beerkaa Inanyahey ku taallaa Anbaaa haaaa Kuguma eegteen Eedaadka caashaqa Haaddaad ii ildarantee Haaddaad ii ildarantee Amraneey wax ila qabo Arinteyda maaree
Queue is empty
-- / --