Kumaad wada daremida isku dubano dalkahorumarkisiyo dagananta jecele 2x
Dadyahaw somaliland dusha calanka ku sudhan abidkiba yu dagin 2x
Nabad iyo dadal sharcigiyo daryeel iyo dawlad nimo nolosha ita kugu filan kaliye danta guud kashada 2x
Dorkan madaxda talise dadku so xusheno hogan dacadnimo umad donaysa dunta kuxidhe dackalu yujirin yu xaqsorku dumin 2x

Exit mobile version