VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dagmadii jacaylkayna - Lyrics

Dayax soo iftiimayoo Dadku wada daraandaray Ishu doogsanaysaad Sanaysaad la daw tahay La daawadaa tahay Daafaha kismaayiyo Wabiyadan durdurayoo Dooga rayskiyo qariyoo Goob wayn dusheediyo U dalxiis macaanaa Muqdishoo/aa dacaladeediyo Daarihii wacanaa Degmadii jacaylkeena Nabad lagu dakeeyoo Daganeey/Maxamadow ku dalxiis haboona Ubax soo baxaad tahay Dadku wada sugaayee Dhalaalkiisu doog yahay Maxamed dahab nuurayaad tahay Jigjiga dacaladeediyo Barta lagu damaashaado Dugsi badan hargaysa Shinbiruhu dawaafaan Ku dalxiis macaanaa
Queue is empty
-- / --