Heesta Dhal wadaadleey - Lyrics
cirad dhuxuliyo
dhoola dabanleey
dibno dhiniyo
dhaban quruxleey
sin dhaqaaqana
dhubad qaadleey
sin dhaqaaqana
dhubad qaadleey
cirad dhuxuliyo
dhoola dabanleey
dibno dhiniyo
dhaban quruxleey
sin dhaqaaqana
dhubad qaadleey
sin dhaqaaqana
dhubad qaadleey
dhaqan iyo haybad
dhalyo gobonimo
dhal waa dhaaladii
xiiso dhaadhacay
kasha biyo dhigay
mida dhugashada
i dhex qaadaay
dhaayahaygaay
dhawristaadoon
sow ma dheefsado
oo dhigaagaba
kaama dhawrsado
kaama dhawrsado
dhaayahaygaay
dhawristaadoon
sow ma dheefsado
oo dhigaagaba
kaama dhawrsado
kaama dhawrsado
dhaclo iyo boqor
dhabi dhaalee
dhulkoo hooriyo
cir daruur lee
sida dhibic roob
dhaldhalaalee
sida dhibic roob
dhaldhalaalee
dhaclo iyo boqor
dhabi dhaalee
dhulkoo hooriyo
cir daruur lee
sida dhibic roob
dhaldhalaalee
sida dhibic roob
dhaldhalaalee
xubno dheeniman
dhiro dhiyo joog
dhexku madaglii
dhan dhigeediyo
dhamidoo dumar
uga dhaartee
dhul sugaayee
xubno dheeniman
dhiro dhiyo joog
dhexku madaglii
dhan dhigeediyo
dhamidoo dumar
uga dhaartee
dhul sugaayee
dhaayahaygaay
dhawristaadoon
sow ma dheefsado
oo dhigaagaba
kaama dhawrsado
kaama dhawrsado
dhaayahaygaay
dhawristaadoon
sow ma dheefsado
oo dhigaagaba
kaama dhawrsado
kaama dhawrsado