VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhowrsan - Lyrics

araga dhooliyo dhirbaad tahay sidii dharabkii dhadaad tahay dhalaalkana dheemanbaad tahay dhal culimiyo dhawrsanbaad tahay dhaqanka gobonimo dhalbaad tahay dhaliil ka fogoo dhanbaad tahay dhismaha qoyskaad dhadhaab taay dhig iyo lool lagu dhidbaad tahayee dhaayihii ku arkaad u dheef tahay mar qudha ku dhugtaad ku dheertay dhawaaqaaga dhagaha culayoo dhabeel dumariyo dhigbaad tahayee dhabtii ruux loo dhintaad tahay dhibaatana loo mutaad tahay dhamiba hablahaad wax dheertahoo dhigaa kali doortaybaad tahay qalbiga laba dhinac danbaad tahay laf dhabariyo dhiig wadaad tahay dhidirka kala gala dhexdeeniyo dhantaalka wado dhunkaa tahayee
Queue is empty
-- / --