VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dirediraale - Lyrics

dadka qaarbaa daalin sida oo isku diridana u durmaan tuma oo dayntood tahay lamaanihii ois doortaba dabinbay u dhigayaan dacarbay u qooshaan waa digniine ka daaya daaya dawo ma lahee ka daaya dulmi weeyee ka daaya ha is dugsadaane ka daaya dabka kuwa shida duufaanada sida dubahana sita yay ku dagani ka digtoonow ka digtoonow DAA'IMKAY siduu yidhi dulmiyo xumaataba waa laga ducaysytaa
Queue is empty
-- / --