VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gobaad - Lyrics

gobaad gacalooy gobaad gobaad xubno geenyaleey midii qurux looguntaay waxaadtahat gaaridumar gacle garyaqaan ragoow googaalaha aad wadiyo halkaad geediga utahay gorfeexaajada gutee falaadhaha igu gingiman gobaad waa guur jacal gobaad aankuu qabee gobaad ilagaro gobaad gacale geesi wiilow gashan qaado xishoo gunuunaca caasha qiyo gacale gocashada jacal guyaal badan waan qadee xishoo daba dhimaa lila hadhayee gobaad gacalooy gobaad timo geeyaleeyay gobaad garashiyo dadnimo gobaad rabi kugu galaday geesigii nafta deeqayoow dar tiisaan ugolan galoow gob iyo nasab baad tehee hadmaad gacanta iga qaban
Queue is empty
-- / --