Heesta Gobaad - Lyrics
gobaad gacalooy gobaad
gobaad xubno geenyaleey
midii qurux looguntaay
waxaadtahat gaaridumar
gacle garyaqaan ragoow
googaalaha aad wadiyo
halkaad geediga utahay
gorfeexaajada gutee
falaadhaha igu gingiman
gobaad waa guur jacal gobaad aankuu qabee
gobaad ilagaro gobaad
gacale geesi wiilow gashan qaado xishoo
gunuunaca caasha qiyo gacale gocashada
jacal guyaal badan waan qadee xishoo daba
dhimaa lila hadhayee
gobaad gacalooy gobaad
timo geeyaleeyay gobaad
garashiyo dadnimo gobaad
rabi kugu galaday
geesigii nafta deeqayoow
dar tiisaan ugolan galoow
gob iyo nasab baad tehee
hadmaad gacanta iga qaban