hablihii tamash laha
hablihii lagu taami jira
hablihii dhaqan toosnaa
hal iyo ebar baa badalay

halyeeyadii na hogaamin jiray
halyeeyadii hal adeegi jiray
hablaha haasaawin jiray
ma hadadaa hadaa badalay

hadaadan hore kuula dhacay
hadaan kugu daysan jiray
anoon hadal kuu han hooy
hooy waanku nacay

hadaad haldoor ii ahayd
hadaanku gufaani jiray
hadeer igasoo godoo
hortaa hor ahaa

habloow waqankii hadaa badisen
hawshii qoska hadaad gabteen
hanaadarii hadaad hakrateen
maxaa hadhoo hantayda kartaa

hunguri lahagooganidaa
tii waxayhaysay horbod badnidaa
iska hadloow war habsaan ma rabee
hadeer idhaafo hidarooja

Exit mobile version