Heesta Hubka nacabka - Lyrics
nuurka aragiyo nalka ii baxa
een ku nooleen ku nagaadaay
dawo nabariyo maan bogsiiyow
hubka nacabkiyo hooy hooy nacas jabiyow
nuurka aragiyo nalka ii baxa
een ku nooleen ku nagaadaay
dawo nabariyo maan bogsiiyow
hubka nacabkiyo hooy hooy nacas jabiyow
nabdigaygiyo qalbi kuu nugul
oon ku nici karin baa kuma naadshaan
najma nuuraay sow nitaaqiyo
naf baxaygu kaama nixiyow
nabdigaygiyo qalbi kuu nugul
oon ku nici karin baa kuma naadshaan
huuno maxamed sow nitaaqiyo
naf baxaygu kaama nixiyow
nabdigaygiyo qalbi kuu nugul
oon ku nici karin baa kuma naadshaan
najma nuuraay sow nitaaqiyo
naf baxaygu kaama nixiyow
nabdigaygiyo qalbi kuu nugul
oon ku nici karin baa kuma naadshaan
huuno maxamed sow nitaaqiyo
naf baxaygu kaama nixiyow
nudahaygiyo ifka noloshaay
neecow udugliyo nafaqeeyaay
nasab dhaladoon nafta siiyoow
sida nayruus nal iftiimow
nudahaygiyo ifka noloshaay
neecow udugliyo nafaqeeyaay
nasab dhaladoon nafta siiyoow
sida nayruus nal iftiimow
nabdigaygiyo qalbi kuu nugul
oon ku nici karinbaa kuma naadshaan
najma nuuraay sow nitaaqiyo
naf baxaygu kaama nixiyaan
nabdigaygiyo qalbi kuu nugul
oon ku nici karinbaa kuma naadshaan
huuno maxamed sow nitaaqiyo
naf baxaygu kaama nixiyaan
nabdigaygiyo qalbi kuu nugul
oon ku nici karinbaa kuma naadshaan
najma nuuraay sow nitaaqiyo
naf baxaygu kaama nixiyaan
nabdigaygiyo qalbi kuu nugul
oon ku nici karinbaa kuma naadshaan
najma nuuraay sow nitaaqiyo
naf baxaygu kaama nixiyaan
nabdigaygiyo qalbi kuu nugul
oon ku nici karinbaa kuma naadshaan
huuno maxamed sow nitaaqiyo
naf baxaygu kaama nixiyaan