VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Niyada igu haay Lyrics

casarkeen nuda roob nimcada eebe
naruuriyo naq iibaxaa tahayoo
naftaydaad utahay naftediyoo
markaan ku helaan nasiibsadayee
nasab quruxeey nal iibaxayeee
ku naawilay waaan ku naadinayee
neecawdaan sugaayay niyada igu hay
geenyadii nogobiyo nalkii jigjigaay
adaa noloshayda nuurkeede
geenyadii nugaal iyo nalkii xamarey
neecowda kismaayo nooceedaay
hirdoogle miyaan naf kula simayaa
hirdoogle miyaan naf kula simayaa

nirkaa geeliyo nayluhu masinee
waxaad tahay nuur nacabka qariyoo
nashaaday kolkaan nikaaxsadayoo
nuxurkii cashaqay miyan ku nacaa
nasab baad tahay nin raga hanatoo
adaa naqab iyo nabad ba ahoo
nasriga qalbigaygaay isii naxariis
geenyadii nogobiyo nalkii jigjigaay
adaa noloshayda nuurkeede
geenyadii nugaal iyo nalkii xamarey
neecowda kismaayo nooceedaay
hirdoogle miyaan naf kula simayaa
hirdoogle miyaan naf kula simayaa
geenyadii nogobiyo nalkii jigjigaay
adaa noloshayda nuurkeede
geenyadii nugaal iyo nalkii xamarey
neecowda kismaayo nooceedaay
hirdoogle miyaan naf kula simayaa
hirdoogle miyaan naf kula simayaa


Lyrics by: anwar
loading..
-- / --