VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi xaadhan - Lyrics

qalbi xaadhanbaa kugu xasila laab ku xiisaysa kashan xiiqsan xididada wadnaha xinjirta dhiigayga xarumaha dareenkiyo qalbiga haawadaha xidha ma xasuusto dumarkoo dartaa xaawalay nacay caashaqbaa xujeeyoo naftani way xawilantee laabtayda xikunkiyo ka qaad dookha xayiraada xurmo doora hadal dabacsanlay way xishootaaye dun xariira dugsi raaxo le waa xalaal dhalade xaramkii jacaylkaay armaad noqoni xaaskayga kuma xoodhine kuma aan xumayn kuma xujayn qaali waligay kumaan xaasideen xuuralcaynyahaye waqtigaa xajiinta watee xubiga maan doorine xoogaa duruufaa jirtee xaqa kamaan boodin aan ku ku xabagabaarshee kun jeer uu ku xaal marine laabtaydan xukunkiyo ka qaad dookha xayiraada
Queue is empty
-- / --