VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waad usidataa - Lyrics

Saxarlaay sideedaba Suntii caashaqaagii Way igu sii siyaaday Siyaaday waygu sii Siyaadee X2 Sidig baad ku tahay Kali sida yaasha Dhiigiyo sambabadiyo Beerkana adigaa Saldhigay qalbiga Sahan saday X2 Inta suurad wacan Baad usidataa hablaha Susumayaad usidataa Somali wayn baad Usidataa dhaqankiyo Asluubtaad usidataa Waad ka soocan taho Waad usidataa qurux Baad usidataa waad Ka sidataa X2 Samiiraay suleekhaay Siraad kaygii noloshay Sowjadaydii mad noqon X2 Sanadkan is baraniyo Saacadaynu jognaba Sawir kaga oo qudha Ku sabaa naftoo ku Seexshaa alaylkii Ku sabaa naftoo ku Seexshaa alaylkii X2 Inta suurad wacan Baad usidataa hablaha Susumayaad usidataa Somali wayn baad Usidataa dhaqankiyo Asluubtaad usidataa Waad ka soocan taho Waad usidataa qurux Baad usidataa waad Ka sidataa X2
Queue is empty
-- / --