VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xul haween - Lyrics

xubno dabacsanley xarago iyo habley xeel dheeraley xushmo hooyaley sida nabida xaniyo lagu baran xilli hadal xiiso lahoo xanaf reeban leh qof xanaano leh ku barbaartay xeeb xalay dhalay sidii qalbi xaadhanley sow xuurancayn xul haweena iyo xilla lagu nastoo nin hela xamdiyo saddex jeer xaqlaay kuma aan xasilin dun xasaanad ley xukub seema ley xul dabeecad ley xushma iyo duleel xeer garashaley midan xaawaley xilkasnim iyo aqoon kaga soo xushaay dun xadaarad ley cod xabiiba iyo eray xulasha leh qurux iyo xishood iyo xeelad ley
Queue is empty
-- / --