VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damac - Lyrics

an maa damac dheeridaa dareenayee inaad idulmaysid maa dareenaayee x2 anigoo daganoo dumar daneehaynine kuula soo duubtee darin jaceel iidhigtee x2 anaa deg dagee maxaan dareenaayee x2 an maa damac dheeridaa dareenayee inaad idulmaysid maa dareenaayee x2 darbi oo dumidiis daah laheenaan dushay oo lasoo doontee dakhar anaas igu dhacee x2 anaa isdilee maxaan dareenaayee x2 an maa damac dheeridaa dareenayee inaad idulmaysid maa dareenaayee x2 doontii saarneenoo kugu dugaashtay adaa iiga soo dagtee dibad isoo daayacdee x2 wax kuu duugnaa an maa dareenaayee x2 an maa damac dheeridaa dareenayee inaad idulmaysid maa dareenaayee x2
Queue is empty
-- / --