Heesta Dhabankaaga isaar - Lyrics
kiila dheer waa nadhaafay dhibkii dheef hadaanaan kusoo dhacnayee
dhex yaray adaa dheragayga ahee dhabankaaga isaar
kuma dheereenine dhiiranow walee waaku dhowraayee
waaku dhaartaayee in dariiq dhexdiis kugu dhaafaynee
dhaawacii oo dabiib helinee dhaaxo waaloo dhibtoohaayee lamadii ku dhaqmaa dariiqii jaceel dhaliil looma helee
waaku dhaartaayee in dariiq dhexdiis kugu dhaafaynine
kuma dheereenine dhiiranow walee waaku dhowraayee
dhaayahaygaad u roon tahayee daahiraas ii noqday dhawaqaa
dhuuxay iyo dhiigayga dhamaan aa dhaq dhaqaajisayee
kuma dheereenine dhiiranow walee waaku dhowraayee
waaku dhaartaayee in dariiq dhexdiis kugu dhaafaynee
dhib la aan maa dheef soo dhalataa dharkii kuu dhawaa dhaxanta kaa celiyee
an makaa dhamiyee iisoo dhawaaw oo dhabtaada isaar
waaku dhaartaayee in dariiq dhexdiis kugu dhaafaynee
kuma dheereenine dhiiranow walee waaku dhowraayee