naar waaye jaceelkee nahalkaa aamusnaan ka dhigee nabarkiisa neefsi malee x2

intaa nuux sahaysaan nacab kay mudaayee nolol aan wadaagnee kuma naajaxeen niyadaa manaas kuu noqohaynine nafta waa nacaysaayee x2

neecaawda aduun kee nafci iyo nabad iima ehee nadarkiis maanan arkine

nidar waxan ku qaadee aas ninkay ahaadee ani iyo nasiibkay isku noog nayee x2

niyadaa manaas kuu noqohaynine nafta waa nacaysaayee x2

Exit mobile version