VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suuqa aan galee - Lyrics

Sawirkaan waan kasaarayee Sadrigay Sirtaa waa helayee An ha'igu sugnaaninee Sidii salad ahaanee Sory suuqaga ka dheelee Anaa kaa sabrinee salaantaada rabaayee Ila soco sidii hore Salaantaada ma rabee Saantaada iga reebee Ha isuginee sidi horee Sedexoole maa ku soo saabiyee Sidee kaa noqotayee Sanayaan samaantiiyoo Saxriir umarnayee Seedi maa kuu sumaayay Anaa kaa sabrinee salaantaada rabaayee Ila soco sidii hore Salaantaada ma rabee Saantaada iga reebee Ha isuginee sidi horee ?? Anaa kaa sabrinee salaantaada rabaayee Ila soco sidii hore Salaantaada ma rabee Saantaada iga reebee Ha isuginee sidi hore
Queue is empty
-- / --