VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tiirkii jacaylka - Lyrics

Tii oon ku toosayaa Tahayee igu talaalane Tii oon ku toosayaa Tahayee igu talaalane Tiirkii jacaylka ila taag Isoo taakuli Tiirkii jacaylka ila taag Isoo taakuli Hisooradaan tilmaansadaa Hisooradaan tilmaansadaa Tahayee kaama tagee Adi leen ku tabaa Tahayee kaama tagee Adi leen ku tabaa Tamandheer midii ku tashtee Ila soo talaabo qaadayee Tamandheer midii ku tashtee Ila soo talaabo qaadayee Tawaabkeyga weeye Ani teyda ii yeelayee Tawaabkeyga weeye Ani teyda ii yeelayee Hisooradaan tilmaansadaa Hisooradaan tilmaansadaa Tahayee kaama tagee Adi leen ku tabaa Tahayee kaama tagee Adi leen ku tabaa Dhaktar maa wax iga taraayee Dutfaada aan ku taam noqdee Dhaktar maa wax iga taraayee Dutfaada aan ku taam noqdee Taariikhda oo na dhex taal Wax dhimaayaa maalinee Taariikhda oo na dhex taal Wax dhimaayaa maalinee Hisooradaan tilmaansadaa Hisooradaan tilmaansadaa Tahayee kaama tagee Adi leen ku tabaa Tahayee kaama tagee Adi leen ku tabaa 2x
Queue is empty
-- / --